Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Musuq-maasuq Cadeymo Xambaarsan oo loo helay Wasiir ka tirsan Jubaland”

Aamino sheekh Busuri oo ah Gudoomiyaha Ururka Haweenka ee Gobolka Gedo oo ka hadashay Musuq maasuq ay ku hayaan haweenka Gobolka Gedo shaqsiyaad ka tirsan Wasaarada Haweenka Jubaland ayaa ka digeysa Musuqa Xuquuqda Haweenka,

waxa ay ku eedeysay wax is daba marinta inay ka dambeyso Wasiirka Haweenka ee Maamulka Jubaland oo la aaminsan yahay inaan si dhab ah loogula xisaabtamin qorshayaasha Haweenka Jubaland,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO+SAWIRO:-Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed oo soo dhaweeyay Dib-U-Eegista Dastuurka
- Nov 19, 2017
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga La-socodka Dastuurka ee Baarlamaanka, iyo Guddiga Madaxabanaan ee dib-u-eegista Dastuurka ...
TOPNEWS:-Golaha Wasiiradda Dawladda Puntland oo Shir Aan Caadi Ahayn Ku Ansixiyey Misaaniyadda Dawladda Puntland Ee Sanadda 2018
- Nov 19, 2017
 
DHAGEYSO:-Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe oo furmay & wixii looga hadlay
- Nov 19, 2017
Kalfadhigii 23 ee golaha degaaanka garoowe ayaa manata ka furmay magaalad agaaroowe waxaana ka ...