Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- EX. Xildhibaan Bood Cabdille Magan oo Digniin Culus u diray Shaqsiyaadka Siyaasadaynaya Arrinka Qalbi-dhagax

Siyaasiga Soomaaliyeed ee ka mid ahaa Baarlamaankii hore ee Dalka kana tirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Gedo Ex-xildhibaan Bood Cabdulle Magan ayaa si Kulul uga hadlay Arinta Qalbi dhagax,

Bood Cabdulle Magan ayaa sheegay inaysan jirin Ujeedo Dowlada loogu Siyaasadeeyo Go’aanadeeda waxa uuna cadeeyay inaysan Dowladu Gacan siin karin jabhada ONLF.

Siyaasiga Soomaaliyeed ee ka mid ahaa Baarlamankii hore ee Dalka kana tirsan Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Gedo Ex-xildhibaan Bood Cabdulle Magan ayaa digniin u diray dadka diidan Dowlada Soomaaliya.

HOOS KA DHAGAYSO

 

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    GOBOLKA GEDO TIGREE AYAA XOOG KUHAYSATA??

    WAX HORUMAR AH IYO ADEEG BULSHO OO KASOCDAANA MAJIRAAN??

    -HADABA INTII AAD QIIL U RAADILAHAYD,,DANBI XABASHI KAGASHAY?? SHACABKA SOOMAALIYEED NOFTOODA IYO DHULKOODA, ALLAAH KACABSO, GOBOLKA GEDO-NA

    ITOOBIYA AYAA XOOG KUHAYSATEE, OROD OO WAX KAXOREE?? HADII KALEETO.. HADALO ISKA HOR IMAANAAYA OO AAN LAGARAN KARIN ISKA NAC NACLEE? DUF KUBAX HADAL XUMAA WUXU?




ad

Latest News

DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...
DHAGAYSO:Dood Kulul oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Amniga,Horumarka,Dib u dhaca,Xuduudaha iyo Hogaanka Puntland
- Nov 18, 2017
Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda ...