Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Hey’adda NISA oo Cadeyneysa Kooxaha aan ahayn Al-Shabaab ee Muqdisho dadka ku Dila+SIR CULUS”

Coll Cabdisalaan Yuusuf Guuleed Taliye ku xigeenkii hore ee Ciidamada NISA oo ka hadlay Dilalka qorsheysan oo maalmahaan ku soo Badanaya Magaalada Muqdisho,

waxa uu sheegay inaysan wada shaqeyn toos ah lahayn shacabka iyo Ciidamada dowlada taasi oo looga faa’iideysan karo wax weliba oo la xiriira Amni darada Dalka,

Sarkaalka ayaa tilmaamay inaysan dil weliba oo dalka ka dhacaya ka dambeynin Al-Shabaab hase ahaatee ay jiraan dhinacyo kale oo ka Awood Weyn oo Muqdisho dadka ku Dila,

Taliye ku xigeenkii hore ee Hey’ada Nabad sugida iyo Sirdoonka Soomaaliya u qaabilsanaa Gobolka Banaadir ayaa aaminsan inay jiraan SIyaasado iska soo horjeeda oo keenaya Dilalka,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...
DHAGAYSO:Dood Kulul oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Amniga,Horumarka,Dib u dhaca,Xuduudaha iyo Hogaanka Puntland
- Nov 18, 2017
Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda ...