Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dil Ciidamada Dowlada Goordhow ka Geysteen Magaalada Muqdisho”

Wararka ayaa sheegaya in Askarta oo ku sugneyd wado marna Nawaaxiga Masjidka Hindiga ee Degmada Xamarweyne ay Rasaas ku fureen Mootooyinka Bajaaj loo yaqaano oo wadada ku badnaa,

Gaariga ay wateen Ciidamada oo ahaa Nooca ay Somalidu u taqaano Cabdi Bilaha ayaa ayaa Rasaas laga soo fursay ay haleeshay Wiilkan dhalinyarada ahaa oo isla Goobta ku dhintay,

Dadka Degaanka ayaa Xaqiijiyay inay Goobta isaga Baxsadeeen Ragii Dilka Fuliyay kuwaasi oo la rumeysan yahay inay ka tirsan yihiin Ciidamada Milateriga Dowlada,

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Ka Hor inta aan la dilin muxuu warbaahinta ka sheegay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob
- Jan 24, 2018
Degmaada Bursaalax ee gobolka Mudug waxaa Lagu dilay taliyihii ciidanka Booliiska degmada Galdogob ee ...
DHAGEYSO:- Siyaasiyiinta mucaaradka madaxweyne gaas oo garoowe kaga dhawaaqay in dagaal lagu qaado soomaaliland
- Jan 24, 2018
Siyaasi Maxamed Xaaji Aadan oo kamid ah siyaasiyiinta Mucaaradka Puntland ahna guddoomiyaha urur siyaasadeed ...
DHAGEYSO:-Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan cadaado oo soo dhaweeyay talaabo uu qaaday madaxweynaha soomaaliya
- Jan 24, 2018
Odayaasha iyo waxgaradka ku dhaqan Magaalada  Cadaado ayaa soodhaweeyay xalinta tabashadii ay midawgii Galmudug ...