Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Guddoomiye Jawaari oo sharaxaad ka bixiyay Waajibaadka Guddiga loo xilsaaray arrinta Qalbi-dhagax

Baarlamaanka Soomaaliya oo Gudi u Saaray Go’aankii ay Xukuumadu ka qaadatay Sarkaalkii Jabahadda ONLF.

Talaabadaasi ayaa Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ku sheegay mid ay si wadajir ah uga gaarayaan Go’aan Umada Soomaaliyeed waxaana ku raacay inta badan Mudane yaasha Golaha,

Gudoomiye Jawaari ayaa sheegay inay Go’saanka Gudigaasi dhawaan u soo Gudbin Doonaan Gudoonka Golaha kadibna si wajir ah loo shaacin doono.

HOOS KA DHAGEYSO

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...