Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Ra’isul-Wasaare Kheyre Oo Qorshe Siyaasadeed Cusub Ku Soo Bandhigaya Shirka Newyork

Ra’iisul-Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa Todobaadka soo socota u kicitimaya magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaasoo uu uga qeyb galayo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey ee sanadlaha ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo lagu waday in shirkan uu ka qeyb galo markii u horeysay isagoo Madaxweyne ah, ayaa uga baaqday sababo aan la shaacin.

Ilo ku dhow dhow Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa u sheegay Jowhar.com in maalinta Axada ee soo socota uu u duuli doono magaalada New York.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa lagu wadaa inuu shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobey uu ka jeediyo khudbad dheer oo uu uga hadlayo xaalada Soomaaliya iyo is bedeladii dalka ka dhacay horaantii sanadkan, kaddib doorashadii Madaxweynaha.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...
DHAGAYSO:Dood Kulul oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Amniga,Horumarka,Dib u dhaca,Xuduudaha iyo Hogaanka Puntland
- Nov 18, 2017
Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda ...