Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Bandhigga Carwada buugaagta ee Muqdisho oo Sanadkii Sadexaad ka Furmay Magaalada Muqdisho

Sanadkii Sadexaad   ayaa Magaalada Muqdisho  waxaa lagu Qabtay Bandhig carweedka Buugaagta  ee Muqdisho  waxaa  Qorayaal soomaaliyeed oo isu jira Rag iyo Dumarba ay ku soo Bandhigeen  buugaag  ay  Qoreen oo ka  Hadlaya  mawduucyo Si gaar ah utaabanaya  Arrimaha Bulshada  iyo kuwa ka turjumaya  ahmiyada  uu ka  fudhiyo  afka iyo dhaqanka  soo jireenka ah ee  ay leedahay  leedahay soomaalidu .

Bandhigaan Bugaagta   ayaa  Waxaa uu Socondoonaa Mudo Sadex Maalin ah   ayaa waxaa  Bulshada   ay Fursad  uhelayaan  Maalmaha uu Socdo         inay  ka  koror   Sadaan  Aqoon iyo Cilmi .

Dhalinyarada  oo iyagu door weeyn kulahaa sanadkaan ayaa waxaa ay soo  Bandhigeen bugaag iyo sheekooyin ka turjumaya  Waxyaabaha  ay dhaqan ahaan uleedahay soomaalida.

 

Qaar ka Mid ah Dadweeynahii ka Qaybgalay  Furitaan   bandhig  Carweedka Buugaagta Muqdisho  ayaa waxaa  ay iibsanayeen    Buugaagta   Sida Gaar ah  usoo jiita .

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...
DHAGAYSO:Dood Kulul oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Amniga,Horumarka,Dib u dhaca,Xuduudaha iyo Hogaanka Puntland
- Nov 18, 2017
Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda ...