Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah oo lagu dilay deegaanka Hawadaay ee dalka itoobiya

Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa  lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia.

Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia.

Oramada ayaa ku eedeesay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Soomaalidu inay dad ka dileen, hase ahaate afhayeen u hadlay ciidamadaasi ayaa sheegay inay arrintaasi wax ka jirin.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. c/qani says:

    LIYU POLICE AYAA MA’UUL KA AH DHIBAATADA, KADHACDAY MEESHAAS?

    WAA GAA GARDARO ISKA CAD IN (INA ILEEY UU WEERAR KUQAADO SHACABKA OROMIYA?

    ISKA DIFAACAAYA (JABHADA) TIGREE-DA) OO SHACABKOODA XAQUUQATSA??

    MARKHAATI AYAA LOO AHAA ILAA MARKII UU KACDOONKU KA BILOOWDAY? OROMIYA? INA ILEEY? DHABARJABIN IYO DAANDAANSI AYUU KUHAYAY? OROMADA?

    ODAYGAAN MEESHA KA NACNAC LEH WUXUU KULEEYAHAY? INA ILEEY AYAA ILAAHAY NOOSOOSAARAY? OO NIN BARAKAYSAN? ACUUDUBILAAHI. WAA DAD JAHLI DAASHADAY?




ad

Latest News

Akhriso:-War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada
- Sep 22, 2017
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku shaqeeyay Cad-ceeda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq
- Sep 22, 2017
Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo dhulka ku jiiday maamul goboleedyada baal maray siyaasadda arrimaha dibedda dalka
- Sep 22, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shalay gaaray magaalada Beledweyne tan iyo intii xilkaasi loo ...