Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Xaggee marayaan Wada-hadaladii Maamulka Soomaliland iyo Dowladda Soomaaliya?

Cabdullahi Xuseen Bulxan oo kamid ah aqoonyahana Soomaaliland isla markaana kamid ah gudiga aqoonyanaha ah oo Soomaaliland ay u xilsaartay wada halka Soomaaliland iyo dowlada Soomaaliya ayaa waxa uu ka hadlay xiliga  uu dib u furmayo wada hadalada Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland .

Aqoonyahan Cabdullaahi ayaa sheegay in wada hadlka Dowlada Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland looga gonleeyahay sidii xal loga gaari lahaa khilaafka siyaasadeed ee u dhaxeeya Maamulka Soomaaliland iyo Dowlada Soomaaliya.

HOOS KA DHAGAYSO

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mr Jama says:

    Maad ka deysaan inaad calanka Soomaaliya barbar dhigtaan, waayo waxaad ka dhigeysaan laba waddan sida Soomaaliya iyo waddan kale. Waqooyiga Soomaaliya was qayb ka mid ah, calanay leeyihiinna adduunka lagama aqoon sana. Marka waxaay ila muuqataa in aan sidaa loo ekeysiin.




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...