Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wasaarada Caafimaadka Puntland oo ogaatay wixii Keenay Shuban Biyoodkii ka dilaacay degmada Xarfo

Xili dhawaan magaalada Xarfo ee gobolka Mudug uu ka dilaacay Xanuunka Shuban biyood ayaa wasaarada caafimaadka dawlada Puntland Baaritaan ay ku samaysay waxyaaha sababay shubankaasi.

Madaxa Caafimaadka ee degmada Xarfo ee gobolka Mudug  C/nuur Jaamac Xirsi ayaa sheegay xanuunkaasi intiisa badan inuu ka dhashay biyaha ku jira Berkedaha degmada Xarfo iyo deegaanada Hoosyimaada.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo Muuqaal: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland
- Nov 18, 2017
Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...