Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MAANSO XIISO LEH:- Abwaan da’ar oo tirayay Maanso uu ugu magac-daray “Farmaajana Maagi Mayno”

Abwaan Soomaaliyeed oo da’ayar oo lagu magacaabo Maxamuud Axmed Jaamac oo ku magac-dheer Abwaan Shaacir ayaa dhawaan tiriyay Maanso aad u xiiso badan oo ugu magac-daray “Farmaajana Maagi Mayno”.

Waxaa Abwaanku uu si miisaan leh maansadiisa ugu cabiray arrinka aad loo hadal-hayo ee  ku saabsan Cabdikariin Qalbi-dhagax, kaaasoo xusay in aanay habboonayn in Madaxweyne Farmaajo loogu gefo oo luguna aflagaadeeyo.

Dhinaca kale waxaa Abwaan Shaacir uu maansadiisa ku sheegay in arrinka Qalbi-dhagax uu yahay khiyaano ay shisheeyahu soo maleegeen oo lagu fashilayo Dawladda Soomaaleed, kaasoo bulshada soomaaliyeed ugu baaqay inay ka fiirsadaan oo aanay ku degdegin buunbuuninteeda.

HOOS KA DAAWO MAANSADA ABWAAN SHAACIR

 

 

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

——————————————-

Saadaal.com

Saadaalnews@gmail.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. samawada says:

    mashaaa Allah waa maanso qiima leh meel fogna u tilmaamaysa intii fahmaysa.
    mahadsanid .




ad

Latest News

Akhriso:-War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada
- Sep 22, 2017
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku shaqeeyay Cad-ceeda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq
- Sep 22, 2017
Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo dhulka ku jiiday maamul goboleedyada baal maray siyaasadda arrimaha dibedda dalka
- Sep 22, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shalay gaaray magaalada Beledweyne tan iyo intii xilkaasi loo ...