Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DEG-DEG:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo xilka ka qaaday Wasiir taageeray Dhiibitaankii Cabdikariin Qalbi-dhagax

Madaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay wasiiru-dowlihii xiriirka gollayaasha dowlad gobolleedka Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaaji Gurxan.

Kuma cadda wareegtada sababaha rasmiga ah ee xil ka qaadistan keentay hasse ahaatee arintan ayaa timid kaddib markii wasiiru-dowlaha wareysi uu siiyay warbaahinta ku taageeray go’aankii tallaabadii dowladda Soomaaliya ay ugu gacan galisay Itoobiya Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. c/qani says:

    MAANSHAA ALLAAH SI FIICAN AYUU SAMEEYAY( INACAMAY??

    NINKA WASIIRKA SHEEGANAAYA EE MAANTA TAAGEERAY? IN QALBIDHAGAX (TIGREE) AY QALATO!! AMA AY DALDASHO?

    WAXUU LAMIDYAHAY? (CALOOLGEELE) ‘INA ELEEY? WAXAANA LAGA YAABAA IN UU JAAJUUS YAHAY!! EE HALAGA CAYRIYO? PUNTLAND?

    BASHIIR C/RIXMAAN XAAJI GURXAN NIN 8FIYOOW OOMA EKA WUXUUNA KHUURSADAY OO KU JEESJEESAY SHACABKA REER PUNTLAND??

    NINKAAS OO KALE WAA NIN SHARWADE AH EE GOBOLKA KASAARA?

  2. Ahmed says:

    ina camey iyo gurhan labaduba maamulka puntland marti bay u yihiin,marti inay marti geeska gelisana waa gardarro-waxay ila tahay nimanka meesha iska leh baa dhexgeli doona oo martidooda kala ceshan doona.
    waa hubaal inaan ina camey xilka ka qaadi karin wasiir majeerteen ah iyo askari midna ,wuxuu helay mid awal isduleeyey ,bal hooge muu degaankiisa wax ka noqdo,intuu rag gurigood taagtaagan yahay-allaa ilehe astaahilki buu la kulmay




ad

Latest News

Akhriso:-War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada
- Sep 22, 2017
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku shaqeeyay Cad-ceeda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq
- Sep 22, 2017
Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo dhulka ku jiiday maamul goboleedyada baal maray siyaasadda arrimaha dibedda dalka
- Sep 22, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shalay gaaray magaalada Beledweyne tan iyo intii xilkaasi loo ...