Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka=Go’aankii Xukuumadda Soomaaliya ka qaadatey Arrinka Qalbi-dhagax & Iska-daba-wareegga Labada Gole ee Baarlamaan

Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta ah uga baxa Telefishinka caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tabiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa looga dooday Go’aanka ay Xukuumadda Xoomaaliya ka qaadatey Arrinka Qalbi dhagax iyo Iska daba wareegga Labada Gole Baarlamaanka Fedaraalka ah.

 

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...