Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

Kulankii Baarlamaanka oo Maanta furmay iyo Dooddii ku Saabsanayd Arrinka Qalbi-dhagax oo Bilaabatey

Xildhibaanada Baarlamaanka Somaliya ayaa maanta oo Arbaco ah, waxa ay si toos ah u guda galeen arinta la xiriirta ka doodista Kiiska C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo Dowladda Itoobiya lagu wareejiyay.

Kulanka Xildhibaanada oo ka furmay Xarunta Golaha Shacabka, ayaa Ajandaha dooda wuxuu yahay ka hadalka Kiiska C/kariin Qalbi Dhagax, maadaama Sabtidii uu baaqday kulanka Baarlamaanka.

Xildhibaano gaaraya 175 Xildhibaan ayaa soo xaadiray kulanka maanta, waxaana Shir Gudoominaya Gudoomiyaha Baarlamaanka dalka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Xubnaha Baarlamaanka ayaa aragtiyo kala duwan ka bixinaya kiiska la xiriira C/kariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, inkastoo Baarlamaanka arintaan ay ku kala qaybsameen.

Dooda Xildhibaanada ee maanta ayaa la filayaa hadhow in laga soo saaro natiijo la xiriirta dooda iyo inay sii socon doonto ka doodista qodobkaan oo maalmo kale kulanka la isugu imaan doona.

Xukuumadda Somaliya ayaa culeys kala kulmaysa Baarlamaanka Federalka dalka, maadaama Xubnaha Baarlamaanka qaarkood si adag uga hadleen arinta C/kariin Qalbi Dhagax.

Advertisement
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...