Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Shir ku saabsan Sharciga Socdaalka Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

Shirkaan oo uu Daahfuray Wasiirka amniga xukuumadda Soomaaliya Maxamad Abuukar isloow ducaale ayaa Waxaa looga Doodi doonaa waxkabadlka qodobo ka mid sharciga Socdaalka Dalka kaasi oo qodoba ka Mid ah u baahan in Wax laga Badalo ujeedaduna waxaa ay tahay in sharcigaan uu Noqdo mid la jaanqaadi karo sharciyada Caalamiga ah ee Socdaalka Adduunka .

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Maxamad abuukar isloow ayaa ugu horayn daahfuray kulanka ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in sharcigaan dib u habayn lagu sameeyo .

Sharciga socdaalka soomaaliya ayaa 1966 lagu soo saaray xeer Madaxweeyne balse dawlada soomaaliya ayaa wada qorshe lagu casriyay sharcigaan oo markii loo firayo dhinaca tignoolajiyada maanta iyo horumarka caalamka uu ka sameeyay dhinac socdaalka aan la jaanqaadi karin .

Maxamad Aadan jimcaale koofi Agaasimaha hay’adda socdaalka ayaa Faahfaahiyay muhiimada laga leeyahay in wax ka badal lagu sameeyo sharciga socdaalka Dalka isagoo sheegay in markii ay dib uhabayn ku sameeyaan loo gudbin doono wasaarada Amniga ka dib na la horgayndoono barlamanka si ay uga doodaan .

HOOS KA DHAGAYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo Muuqaal: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland
- Nov 18, 2017
Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...