Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Kulan Magaalada Garoowe Ku Dhex Maray Wasaaradda Ganacsiga Puntland & Sarafilayaasha, Maxaase Kasoo Baxay?

Kulan u dhaxeeyay wasaaaradda iyo ganacsatada sarifka garoowe ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka nugaal halkaas oo looga wada hadlay arimo la xiriiro lacagta iyo socodsiinteeda .

Wasiirka ayaana marki kulanku sooo dhamaaday kormeer ugu tagay ganacsatada suuuqa xoolaha qudaarta iyoo kuwa ka ganasada qaadka wuxuuna kala hadlay sidiiii lacagat aloo socodsiin lahaa nooc kasta oo ay tahay.

HOOS KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...