Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Kulan dhexmaray Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Soomaaliya & Madaxweynaha K/Galbeed

Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa Maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayay Safiirka dowladda Ingiriiska u fadhiya dalka Soomaaliya Amb David Concar kaas oo maalmaahan ku sugnaa Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baydhabo waxaa ku soo dhaweeyay masuuliyiin uu ka mid aha Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Xarunta Madaxtooyada koonfur Galbeed ee Magalada Baydhabo ayaa Safiirku waxa uu kulan ay Al-baabada u xirnaayeen waxa uu kula qaatay masuuliyiinta ugu sareysa Maamulkaas.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...