Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Reysul Wasaare oo Sameeyay Ficil Taariikhi ah oo ay Siyaasiyiinta SOomaaliyeed uga Dayan karaan”

Reysul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre oo ka mid ah Madaxda Dowlada kuwooda ugu damqashada badan dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa si shaqsi ah u Garab istaagay Arday Baahiyo kala duwan ka Cabanayay,

Xildhibaan Idiris Abdi Dhaqtar oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay Booqashadoodii Magaalada Baydhabo la kulmeen Gudi ay sameysteen Arday dhameysatay Dugsiyada sare ee Baydhabo,

waxa uu sheegay inay ka cabanayeen wax barashada Jaamacadaha oo ay sheegeen Gudiga inaysan iska Bixin karin Ardaydaan o ka bsdan ilaa 500 oo Arday kuwaasi oo ka soo jeeda QOysas danyar ah,

Xildhibaanka ayaa shaaciyay in Dowlada Soomaaliya aysan qorshe cad u helin dhalinta hase ahaatee ay iyaga isi saareen dhaqaale qiimihiisa uusan sheegin,

Xildhibaan Idiris ayaa sheegay in Reysul Wasaare Kheyre kaligiis oo balan qaaday waxbarashada ilaa 100 Arday oo uu sheegay inuu Bixinayo inaa ay Jaamacadaha ka baxaan,

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada
- Sep 22, 2017
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku shaqeeyay Cad-ceeda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq
- Sep 22, 2017
Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo dhulka ku jiiday maamul goboleedyada baal maray siyaasadda arrimaha dibedda dalka
- Sep 22, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shalay gaaray magaalada Beledweyne tan iyo intii xilkaasi loo ...