Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Xaalada dadkii ku dhaawacmar Qaraxa ka dhacay wada maka al-Mukaramah ee Magaalada Muqdisho”

warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaalada dadkii ku dhaawacmay Qaraxii Gaariga loo adeegsaday ee ka dhacay Wadada Mallah Al-Mukaramah ee Magaalada Muqdisho,

Qaar ka m id ah dadka ay dhaawacyadu soo gaareen oo la gaarsiiyay Cisbitaalada Madina iyo Daarushifa ayaa ka baxay Cisbitaalada markii laga daweeyay dhaawacyo fudud oo Qaraxa ka soo gaaray,

Agaasimaha CIsbitaalka Daaru shifa ee Magaalada Muqdisho ayaa sharaxaad ka bixinaya Xaalada dhaawacyada iyo adeegyada loo qabtay,

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...
DHAGAYSO:Dood Kulul oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Amniga,Horumarka,Dib u dhaca,Xuduudaha iyo Hogaanka Puntland
- Nov 18, 2017
Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda ...