Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Maamulka Hirshabelle oo shaaciyay Qasaaraha ka dhashay Weerar lagu Dhaawacay Sarkaal sare oo ka tirsanaa Wasaarada Gaashaandhiga”

Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay rag ka tirsan ku dileen Askar ka mid ah CIidamada Dowlada kadib markii ay weeraro Culus la beegsadeen,

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca AMniga ee Maamulka Gobolka Sh dhexe Nuur Maxamed Absuge ayaa sheegay in Weerarkan oo ka dhacay wadada isku xirta Magaalooyinka Jowhar iyo Balcad ay ku dhintwwn ilaa 5-Askari oo tiro kalena ay ku dhaawacmeen,

waxa uu intaasi raaciyay in dhaawacyada Askarta la gaarsiiyay uu ka mid yahay Taliyihii Ciidamada la weeraray Mas’uulka ka ahaa kaasi oo lagu dabiibayo Magaalada Jowhar,

Gudoomiye ku xigeenka dhinaca AMniga ee Maamulka Gobolka Sh dhexe Nuur Maxamed Absuge ayaa sheegay inay Xoojinayaan dagaalka ka dhanka ah Xarakada Al-Shabaab ee ka taagan Degaanada Maamulkaasi,

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...