Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-DHAGEYSO:-Xagee lagu Hayaa Shaqaalaha Samafalka ee laga Afduubtay Duleedka Baydhabo,

Maamulka K.galbeed Soomaaliya in Afduubka lagula kacay ilaa 4-ruux oo ka mid ah shaqaalaha samafalka ee Gobolka Baay ka shaqeynayay ay ka dambeeyeen dagaaliyahanada Xarakada Al-Shabaab.

wararka ayaa sheegaya ina shaqaalaha Afduubka loo geystay ay ka tirsanaayeen hey’ad samafal oo ka shaqeysa Gobolada Baay iyo Bakool kuwaasi oo laga Afduubtay Nawaaxiga Baydhabo iyaga oo deeq Gargaar usiiwada degaanada abaareysan,

HALKAAN KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo Muuqaal: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland
- Nov 18, 2017
Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...