Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOP-NEWS:-Dil Naxdin leh oo ka Dhacay Xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo+Xiisado ka taagan halkaasi,

Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Rag Hubeysan ay wiil dhalinyaro ah ku Dileen Goob ay dadku ku kulmaan oo ku taala Magaaladaasi,

dadka Degaanka ayaa sheegay inay dhalinyaro ku hubeysan Baastoolado ku dileen wiilka dhalinyarada ah Xaafada Garsoor ee Magaalada Gaalkacyo halkaasi oo ah goobaha ay dadku ku qaxweeyaan ee Gaalkacyo,

Ragii Dilka Fuliyay ayaa Goobta isaga Baxsaday waxaana walaac xoogan ay dadka xaafada Garsoor ka muujiyeen dilka Wiilka dhalinyarada ah ee Goobta Fagaaraha ah laga geystay,

ma jirto cid sheegatay Mas’uuliyada weerarka dilka ah waxaase ay wararku sheegayaan inaysan Ciidamada Amniga ee Maamulka Puntland wax dhaq dhaqaaq ah sameyn marka uu dilku dhacay kadib,

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...