Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Siyaasi Ismaaciil Buubaa”Shacabka Reer Salaxley Codka siiya C/raxmaan Cirro waa Hoggaamiyaha Somaliland ee Mustaqbalka”

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa ayaa waxaa uu goob fagaare ah kala Hadley shacabiga reer Salaxlay oo soo dhaweyn dhoolatus ah u sameeyey musharax Cabdiraxmaan Ciro iyo wafti uu hogaaminaayey oo halkaasi safar ku tagay Wuxuu shacabka ugu baaqay inay codka siiyaan gudoomiyaha xisbiga Waddani C/raxmaan Crro

HOOS KA DHAGEYSO

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo Muuqaal: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland
- Nov 18, 2017
Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...