Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Shir-Guddoonka Golayaasha Wakiilada iyo Guurtida ee Somaliland oo la kulmay Guddiga Doorashooyinka

Shir gudoonka golayaasha wakiilada iyo Guurtida ayaa waxaa ay maanta la yeesheen  kulan xasaasi ah guddida doorashooyinka Somaliland .

Kulankan ayaa waxaa ay ka xog wareysteen qaabka ay Gudiga doorashooyinku u wadaan hawlaha doorashooyinka ee dhawaan la filaayo in ay dalka ka dhacaan

 Sidoo kale Gudiga  doorashooyinka ayaa waxaa ay saddex xisbi qaran ugu baaqeen in magacyada Musharaxiinta madaxweyne iyo ku xigeenadooda ku soo gudbiyaan 45 cisho ka hor maalinta doorashada.
HOOS KA DHAGEYSO
Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...