Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Waraysi Gudoomiyaha Degmada Beledxaawo oo faah faahin ka bixiyay weerarkii ka dhacay degmada & Khasaaraha ka dhashay

Maamulka degmada beled xaawo ayaa markii ugu horaysay warbaahinta faah faahin dheer ka siiyaay weeraar ay maleeshiyaad ka tirsan alshabaab ku soo qadeen fadhiisimo ay ciidamada dowladu ku lahaayeen duleed magaalada

Guddoomiyaha degmada, beled xaawo  Maxamuud Xayid Cismaan ayaa sheegay inay jiraan khasaaro xoogan oo ka dhashay weeraarkiii ay soo qadeen ciidamo ka tirsan alshabaab

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...