Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Qaraxa maanta ka dhacay Muqdisho

Inta La Xaqiiyay labo Qofood ayaa Ku Dhintay Qaraxaasi oo ka Mid ahaa Ismiidaamiyahii Saarnaa Gaariga is qarxiyay

Qaraxa ayaa ahaa Mid ay Alshabaab U adeegsadeen Gaari Waxyabaha Qarxa ay Ka Soo Buuxiyeen kaasi oo la Soo Dhigay Goob Dadka Rayidka ah isugu Yimaadaan oo ku Taala agagaarka Hotelka Weheliye .

Markii Aan ka Soo Tagno Qasaaraha Dhimasho ee ka Dhashay Qaraxaasi Waxaa Jira Dhinaca kale Dad ay Dhaawacyo ka Soo Gaareen Qaraxaasi

Ciidamada Amaanka ayaa Goobta Soo Gaaray Si ay Uqaxiiyaan Xaalada amaan ee Goobta ay Wax ka Dhaceen .

Gaadiidka iyo Shaqaalaha Waaxda Nadaafadda Gobolka Banaadir ayaa olole nadaafadeed Ka Wada Goobtii ay Wax Ka Dhaceen Si loo Soo Celiyo Bilicda

Hoos  ka dhageyso codka

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...