Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Suldaan C/naasir Jaamac Seed” Ma Jiro Wax Heshiis Ah Oo Dhexmaray Galmudug Iyo Puntland

Suldaan C/naasir Jaamac Seed Oo ka Mida Waxgaradka Gobalka Mudug Gaar ahaan Galmudug ayaa wuxuu Si Qodo dheer uga hadlay waxyaabihii ka soo Baxay Shirkii Gaalkacyo ugu soo idlaaday Masuuliyinta Maamulada Galmudug Iyo Puntland.

Suldaanka ayaa Sheegay in aysan Jirin wali wax heshiis rasmi ah oo la Gaaray ayna Jiraan qodobo aad la iskugu Mari waayay Balse wuxuu xusey in dhamaan Howlahaas ay ku mashquul sanyihiin Gudiyo loo Xilsaaray

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...