Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:- Shirkii beelaha Dishiishe iyo Ismaaciil Saleebaan oo lagu kala tagay iyo Beesha Dishiishe oo soo saartay Dacwad

Shirkii Degmada Carmo uga Socday Ergo ka kala socotay Qaar ka mid ah Beelaha dishiishe iyo Beesha Ismaaciil Saleebaan ayaa wejigiisii Kowaad Is-Afgarad La”aan kusoo dhamaaday,iyadoona  Lagu kala kacay Shirkii gaarka ahaa ee Labaad Beeleed u dhaxeeyey.

Shirkan oo Mudo Sadex Beri Ah Degmada Carmo ka socday ayaa Lagu kala kacay,iyadoona Qodobadii Lagu heshiin waayay dib Loogu celiyey Erdo dhexdhexaad ah Ee ka kala socday Beelaha kale ee Harti.

Beesha Ismaaciil Saleebaan ayaa ku adkaysanaysa inaysan deegaankan Sinaba uga guureyn,halka Beel ka mid ah Beelaha Dishiishe ee deegaankan Lihina ay arintaasi ku gacanseyrtay Laguna kala kacay Shirkii.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Maamulka hobyo oo sheegay in ay u diyaarsan yihiin soo dhawaynta madaxweyne farmaajo
- Jan 23, 2018
Gudoomiyaha degmada hobyo cabdulaahi axmed cali ayaa sheegay in ay u diyaarsan yihii soo ...
DHAGEYSO:-Caabudwaaq oo lagu balamay in xabad danbe ayna ka dhicin wararkii ugu danbeeyay
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wadatashi ah kula qaatay ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha soomaaliland oo bixiyay Waraysi xiiso badan muxuu uga hadlay?
- Jan 23, 2018
Madaxweynaha Xukuumadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhawr arrimood kaga hadlay wareysi dheer uu ...