Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO+SAWIRO:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Gaaray Deegaanka Gododo ee gobolka Mudug

Madaxweyne ku xigeenka dawlada Puntland mudane C/xakiin C/laahi Xaaji Cumar Camay ayaa isaga iyo wafdi uu hogaaminayey ay u anba baxeen Barriga gobolka Mudug gaar ahaana  deegaanka Godod.

 

Wafdigan ayaa kulamo Gooni gooni ah la qaatay waxgaradka deegaankaasi iyo sidoo kale ciidamada Amniga ee kusugan deegaankaasi.

 

Madaxweyne Camay ayaa socdaalkan waxaa ku Weheliyey Gudoomiyaha gobolka Mudug ee labada dhan iyo sidoo kale Gudi ka kooban 36 Xubnood oo shirarkii gobolka Mudug uga socday ee Puntland iyo Galmudug lagu magacaabay.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo Muuqaal: Sh. Aadam Siiro oo si kulul uga hadlay Doorashada Somaliland
- Nov 18, 2017
Sheekh Aadan Siiro oo kamid ah Culimada magaalada Hargeisa ayaa  Doorashada Somaliland, isagoona siwayn ...
DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...