Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka Galmudug oo ka Hadlay sidii loo Dhaqan-gelin lahaa Hishiiskii Gaalkacyo ka dhacay

Madaxweyne ku xigeenka Maamul Goboledka Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Cabdi (Carrabeey) oo heshiis rasmi ah la galay dhiggiisa Maamulka Puntland ayaa dadaal ugu jira dhaqan-gelinta heshiiskaas.

Waxaa uu sheegay Madaxweyne ku xigeenka isaga oo ka hadlay kulan lagu xoojinayay dhaqan-gelinta heshiiska inay muhiim tahay in Guddi-nabadeed oo kala qaada Maleeshiyaadka loo diro degaanada Miyiga ah ee G/mudug.

Mudane Maxamed Xaashi Cabdi waxaa uu si kulul uga hadley dhibaatooyinkii hore, kaasoo shacabka kula dardaarmey in ay mar dambe dib usoo laabtaan Dagaaladii hore ee Maleeshiyo Beeleedyada.

Dhinaca kale waxaa Madaxweyne ku xigeenku uu maamulka Puntland ka dalbaday inay dhinacooda dhaqangeliyaan qodobada lagu hishiiyay, si loo hakiyo dirirta soo noqnoqatey ee u dhaxaysa malayshiyaadka kala taabacsan Labada maamul.

HALKAAN KA DHAGEYSO

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...