Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGAYSO WAREYSI XASAASI AH:-Xildhibaan Sakariye Xaaji “Xukuumadda Waa Khaldan tahay, Waana la ii hanjabay, Mana yeelayno……”

Xildhibaan Zakariye Xaaji Maxamuud oo wareysi dheer kaga hadlay arrinta Sarkaal Cabdikariim Muuse Qalbidhagax ayaa sheegay go`aanka kasoo baxay xukuumada uu yahay mid meel ka dhac ku ah umada Soomaaliyeed.Hadaan nahay xildhibaanada laba gole waxaan aad uga xun nahay in muwaadin Soomaaliyeed inta dalkii uu u dhashay loo gacan galiyo dowlad cadow ah,ma ahan wax la qaadan karo.

Hoos ka dhagayso wareysiga:

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdulqadir Tallman says:

    DAWLADDA FARMAAJO XAALKEEDU WAA:
    “NEEF GAWRACANI GEEDO KAMA WAABTO.”
    WAQTIGII HADALKA IYO HUBSIINADA INTAA BUU
    KU EG YAHAY. SHACABKU WAX BUU HUBSANAYAY.
    SHACABKU MA DEGDEGIN. DAWLADDU WAXAY INOO
    CADDEYSAY IN AY LA-HAYSTE U TAHAY
    XABASHIDA.
    TALLAABADA XIGTA EE DADWEYNAHA IYO
    BARLAMAANKABA WAA INAY NOQOTAA XALKII KAMA
    DAMBEYSTA AHAA EE EE LOOGU GOGOL XAARAYAY
    MUSTAQBALKA IFAYA EE DALKEENNA HOOYO.
    WAA DHAMMAADAY WAQTIGII HADALKA. WAXAA
    LA GAARAY WAQTIGII WAXQABADKA, MAALINTII
    NAFTI-HURNIMADA, DHARAARTII KALA BAXA.
    “YOWMUL FURQAAN”!
    WA BILLAHI TOWFIIQ.
    SOOMAALIYA HA NOOLAATO




ad

Latest News

DHAGEYSO:- Dowladda soomaaliya oo war ka soo saartay khilaafka madaxda galmudug
- May 26, 2018
Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ka hadlay Khilaafka soo gala dhexgalay ...
DHAGEYSO:-Muuse biixi”Dagaalka tukaraq puntland naguma soo qaadin farmaajo ayaa ciidamo ku caawiyay”
- May 26, 2018
Madaxweynaha somaliland ayaa sheegay in ay sheegay in dagaalka tukaraq uu ku dhawaa in ...
DHAGEYSO:-Madaxweyne kuxigeenka Galmudug oo Sheegay in lagu tuntay awood qeybsiga beelaha
- May 26, 2018
Kadib markii uu dib ugu laabtay Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ...