Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Barnaamijka Dareenka Shacabka oo lagu falanqeeyay Dhiibitaankii Qalbi-dhagax iyo ka aamusnaanta Dawladda+Xog dheeraad ah

Barnaamijka Dareenka Shacabka oo si joogta ah uga baxa Telefishinka Caalamiga ah ee Horn Cable, kaasoo uu soo tebiyo Wariye Durraan Cabdullaahi Shurwac ayaa lagu falanqeeyay u gacan galintii Cabdikariin Qalbi-dhagax ee Dawladda Itoobiya iyo ka aamusnaanta Dawladda Soomaaliya.

Waxaa Barnaamijka lagu soo bandhigay xog dheeraad ah oo ku saabsan cidda rasmiga ah ee ka dambeeysay in Cabdikariin loo gacan geliyo  Dawladda Itoobiya iyo ujeedada laga lahaa.

HOOS KA DAAWO BARNAAMIJKA DAREENKA SHACABKA

Daahir F. Afdheere

Email.owsame1@yahoo.com

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Akhriso:-War-murtiyeedka Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee DF & D/Goboleedyada
- Sep 22, 2017
Shirka Madasha Wasaaradaha Arrimaha Dastuurka ee Dawladda Federaalka iyo Dawlad Goboleedyada ayaa maanta Muqdisho ...
DHAGEYSO+SAWIRO:-Masuuliyiin ka socta DF iyo Dawlad Goboleedka Galmudug oo si wada jira u dhigay Wajigii labaad ee layrka ku shaqeeyay Cad-ceeda oo laga hirgalinayo magaalada Caabudwaaq
- Sep 22, 2017
Masuuliyiin ka socotay Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo Dowlad goboleedka Galmudug ayaa si wada jir ah ...
DHAGEYSO:-Madaxweynaha hirshabelle oo dhulka ku jiiday maamul goboleedyada baal maray siyaasadda arrimaha dibedda dalka
- Sep 22, 2017
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa shalay gaaray magaalada Beledweyne tan iyo intii xilkaasi loo ...