Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Ciidamada amaanka gobolka bari oo qabtay nin dadka tahriibiya oo mudo lagu raad joogay

Ciidamada booliska Boosaaso ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya.

Ninkan ayey boolisku sheegeen inuu shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada inay tahriibaan.

Waxaa la sheegay in halkii qof ee ay dhallinyradaas u keenaan uu ku siin jiray lacaga gaareysa 200 oo dollar.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DEG DEG: Kulankii Baarlamaanka ee Warbixinta Qalbi-Dhagax oo furmay iyo Qoraal la qeybiyay
- Nov 18, 2017
Waxaa goor dhow xarunta Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ka furmay kulan gebi ...
Shir Galmudug iyo Ahlusunna kaga furmaya Nairobi
- Nov 18, 2017
Madaxweynayaasha Ahlusunna iyo Galmudug ayaa ku sugan Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya. Madaxweynaha Galmudug ...
DHAGAYSO:Dood Kulul oo Lagu Falanqeeyay Arrimaha Amniga,Horumarka,Dib u dhaca,Xuduudaha iyo Hogaanka Puntland
- Nov 18, 2017
Doodan oo ay ka qaybqaateen siyaasiyiin iyo aqoonyahano kala jooga dalalka Maraykanka iyo keneda ...