Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

XaaladdaSoomaaliya: MaxaankabarankarnaaLigasigii Mao Zedong.

Noloshaaadanuhukumasafartowaddotoosanoobiime ah balsewaa mid murugsanbilowiyodhamaadbaiskuxiranyihiin.Sidaaaadadigurabtokumashaqayso, qorshayaalbadanooaaddajisayooaysankuumuuqan wax caqabadiyoqallooc ah oobadalikaraayaafashiliyofilanwaakudhamaado. Markiqasaareamahungowcaynkaas ah kugudhaco lama quusteqorshe kale iyosixidwixii is dabamarayah ayaa lagalaa. Sidaaawgeednoloshunooci ay rabtaa ha ahateewaxaykusocotaa “tijaaboiyoqalad) trial and error”.

 

Mansabwalbaooaadhaysoqaladwuudhici.Mararbadanadigooleh wax hagaajiayaadgaliqaladkanuguxunuguna wax yeealadabadan. Madaxdiigashayqaladaadkiiugu wax yeeladabadnaaaduunkawaxaaka mid ahaamadexweynihiihoreshiinahaMaaZedong.

MaowaxauuahaaaasaasihiijamhuuriyaddaShiinaha 1949.Wuxuuxukunkaqabtaywaqtishiinuhudhibaatooyinbadanoo is biirsaday ay haysteen. Guumaysigudaha ah ookuwahantiilayaasha ah ay kuhayeenkuwacayrta, guumaysidibada ah ookagaimaanayayquwadihiireeryurubiyo Japan, gaajo, abaaroiyocuduroaan kala go lahaynayuudhaxeeyaydalkaShiinihu.

 

SidaanuguriyaaqnaydoorashadiiFarmaajosi la mid ah ayaaloogufarxayimaanshihii Mao.Wuxuuislamarkiibaqaadaytallaabooyinuukudoonayayinuu wax kusaxolaakiinmusiibooyinhorseeday. Tiiuguhoraysayeeuuqaadaywaxayahaydinuushaqokaqabtohantiilayaashiimasaakiintaadoonsanjiray.Maal-qabeenadaanooahaatiroahaankuwayarmarki loo eegoshacabkaguudayaadhulkaoodhanlahaa, shacabkaintiisakalanawuxuuahaa mid iyaga u shaqeeyooo ay beerahakufashaan.

 

Sidaadarteedwuxuubilaabayinuuceebeeyokadibnalaayomaal-qabeenadidhulkalahaa.Qiyaaskauguyarayaasheegayo in la dilay 4,500,000 (afar milyaniyoshanboqoloo kun) oo ah kuwiiugujeebkawaynaaShiinaha. Mao ooiskudayayinuuyareeyotiradadadkaamarkiisalagulaayaywuxuuyiriwaxaa la dilay 800,000 (sided boqolookun) ookaliya.

 

Sideedsanoka dib Mao wuxuuhadanaqaadaytallaabo kale oouu is lahaadalkaayayhorumargaarsiindoontaa, taasoouuu bixiyay “Tallabadihoray loo qaaday”. Tallaabadaanayaaahayd mid uukudoonayay in dib u habaynkusameeyodhaqaalahadalkasiiskufilnaasho ay u gaaraandadkiisu.

Laakiinnatiijadiarintaaswaxaynoqotayinaydhintaanmalaayiin kale ooshiinays ah.Intii u dhaxaysay 1958-1962 ooahaydwaqtigiiqorshahaasmeelmarintiisusocotaywaxaagaajo u dhimataytiro u dhaxayso 20-43 milyanooqof, labomilyaniyo bar kale waa la dilayhalkailaasadexmilyanookalana ay iyagu is dileen. Iskudartirouguyaraankontonmilyanooqof ah ayuusabab u noqdayqorshihii Mao kudoonayayinuudalkakuhormariyo.

 

Intaaskumauusanjoogineafar sanoka dib ayuuhadana la yimidqorshe kale oouukudoonayayinuu dad dhaqankoodakusaxokaasoo la magacbaxay “KacaankiiDhaqanka”.Kacaankaanoosocdaymuddotobansano ah wuxuugalaaftaynolosha dad kabadantobanmilyanooqof.

Mao muddo sided iyotobansanogudahood ah wuxuukudilay dad gaarayolixdaniyoshanmilyanooqof. Mar laguyiri war dadkidhamaayesideed wax kuwaddaawaxauukujawaabay “Kacaankudaamaashaadmaahan” ooulajeedaykacaan is badaldoon ah haduuyimaadotallaabooyinaanhaboonaynayaa la qaadisi loo gaaromeesha loo socdo.

Qaladaadkaastiradabadaniyodhiigadaadayka dib, Shiinewuxuucaktasaaraytubtihorumarkamaantanawaxauunoqdaydalkaugudhaqaalahabadanaduunka, uguhorumarsanxaggadhisamahasixawliahnakusocdoxaggahorukaca.Mao isaguwaxaa loo aqoonsadayaabihiiqarankalaakiinqaladadkiisi lama ilaawineewaa la diiwaangaliyay.

 

Tusaalooyinkaaansooqaatayoogamajeedoinaanugucudurdaaroqaladaad ay galeenmadaxdadalka, gaarahaanmiddahaddalaguhaystoFarmaajo. Sidii ay kudhacdaybaarintamuwaadinQalbiwaa mid nawadagubaysoooaansinnabaloogucudurdaari Karin. Waa arrinaysanahayn in lagaaamusoilaaciddiikadanbaysay la ogaadotallaabokuhabboonalagaqaado.

 

LaakiindalkuFarmaajomaahaniyomaamulkiisa.Barriayaytagisidiikuwiikahoreeyayba u tageen.Dalkeenuhaddawuxuukujiraamarxaladadagoo la mid ah middiiuukujirayShiinihuwaqtigii Mao yimid.

Intalagujiroxaalaadaanwaxaadhiciqaladaadbadanoo fool xun, dhiigshacabayaadaadansidakuwiiMaykaareebay, JilibiyoBariire. Muwaadiniinayaalaguxad-gudbisidaQalbiiyokuwaMaraykankukujirdiloxabsiyadadhulkahoostiisakuyaal, bad iyobarribaqaladaan la filaynayaakaimaan, madaxdiiimaatabaqaladaan la qaadan Karin ayaygali.

Intaasoodhib ah iyokuwa kale oobadanayaadhiciiyadoo la doonayo in wax la hagaajiyo.Laakiinugudanbayntawaxaa la gaariguulnagunastoiyonabadnaguseexdo.

Sidaadarteedwaxaalagamamaarmaan ah inaan Samir dugsano, dulqaadyeelanoniyadanawanaajinoinnagoonkaaaamusaynwixiidhacoooqalad ah.Cabashaduwaamuhiimwaana furan tahaylaakiinquustaiyoniyadjabkaayaameeshakujirin, niyadanawaainaanankasaarin in guushaaanlagugaarin “damaashaad”.

 

W/Q Ibrahim Aden Shire

Ishire86@gmail.com

https://ibrahim-shire.blogspot.co.uk

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...