Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Wariye Cali Xaraare oo si weyn u faaqiday arrinta Cabdikaiin Sh. Muuse Qalbi-dhagax+Saamaynta ay reebi karto

Iyadoo ay wali taagan tahay hadalhaynta ka dhalatay Sarkaal ka tirsan ONLF oo la sheegay in Dowlada Federaalka Soomaaliya ay u dhiibtay Dowlada Itoobiyaan ayaa waxaa isa soo taraya masuuliyiinta u badan xiuldhoibaano oo siyaabo kala duwan uga hadlayo.

Xildhibaanadan oo baraha ay ku leeyihiin Internetka gaar ahaan Facebooka ayaa waxa ay kaga hadleen warka ka soo baxay ONLF ee ku aadan in Dowladda Soomaaliya ay Qalbi Dhagax ku wareejisay Dowladda Itoobiya.

Qoraal uu Bartiisa Facebooka soo dhigay Xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji Cabdi ayuu ku tilmaamay inuu ahaa fal aad u xun oo qiyaano qaran ah, isagoo xusay in dowladda Soomaaliya ay madaxdeeda u bareertay.

“Waxaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyeynayaa falka xun oo khiyaanada Qaran ah oo dawladda Soomaaliya madaxdeedu u bareertay kaddib markay caddaatay inay Mawaaddin Soomaali ah u gacan gelisay cadow shisheeye ah oo caawa hilbahiisa ay cunayaan waraabayaal gumayste kan ugu fool xun ah”. Ayuu yiri Xildhibaan Zakariye.

Hadaba wariye Cali Xaraare o si dhawan ula socda arrimaha sarkaalkaan ka tirsan ONLF ta ayaa laga wareystay

Hoos ka Dhagayso Wareysiga oo dhamaystiran:

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...