Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

CIID WANAAGSAN: Maamulka iyo Shaqaalaha Saadaal Media Group oo hambalyo u diray ummadda Islaamka

Maamulka ugu sareeya ee Shabakada Saadaal Media iyo Shaqaalaha ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Adxaa u diray dhamaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan, maadaama maalinta berri ah ay ku beegan tahay maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Guud ahaan Umadda Islaamka oo ku kala sugan dalalka Caalamka iyo Gobolada dalka ayaa si weyn ugu diyaar garoobaya in maalinta berri ah ay u dagaaldegaan farxada maalinta koowaad ee Ciidul Adxaa.

Malaayiin Xujey ah oo sanadkan gudaneysa Waajibaadka Xajka ay maanta waxa ay istaageen Banka Carafo kadib markii ay soo guteen Acmaasha Xajka.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUUQAAL:-Boqor Buurmadow Oo Mar Kale La Xukumay
- May 20, 2018
Maxkamadda racfaanka ah ee gobolka Maroodijeex waxay saddex sano oo xabsi ah ku xukuntay ...
DAAWO SAWIRRO:-Duqa Muqdisho oo ka warbixiyey xaalada saameynta roobabka
- May 20, 2018
Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa ka ...
DHAGEYSO+SAWIRRO:-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo shir gudoomiyay Kulan ay Muqdisho ku yeesheen Guddiga Qaran ee Gurmadka Fatahaadaha iyo Beesha caalamka
- May 20, 2018
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta shir-gudoomiyay ...