Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO: Fu’aad Shongole oo Digniin Culus Jeediyey & Shabaab oo Bur bur Ku Dhaw

Al Shabaab ayaa waxaa lasoo sheegayaa in ay hadda wajahayaan Xaalad Cakiran oo inay bur buraan ku dhaw yihiin sida lasoo warinayo.

Warbixin kasoo baxday Wargeyska The Standard Media ayaa waxa uu daabacay in bur bur ku dhaw yihiin Uurrka Shabaab oo is aaminaad la’aan hadda Hogaankeeda ka jirto.

Sheekh Fu’aad Shongole oo ka mid ah Saraakiisha dhinaca Dacwada Al Shabaab ayaa ka hadlay digniin ku Aadan in jihaadka lagu jiro jid qaloocan dadka qaar la galo.

Warkaan ayaa waxa uu cadeyn u yahay in Khilaaf ka dhex jiro Xubnaha qaar ee Madaxda Al Shabaab oo hadda qarka usaaran inay bur buraan.

Waxaa lasoo warinayaa in jawiga uu yahay mid cakiran oo shabaab is aaminaad uu kaga dhamaaday.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Ciidamada Dawladda Oo Sheegay Inay Burburiyeen Fariisamo Alshabaab Ku Lahaayeen Gobalka Gedo
- Feb 24, 2018
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax ...
Faahfaahin Ku Saabsan Dhawaaqa Rasaas Oo Laga Maqlay Magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayay nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ...
TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Cabdirsaaq Maxamuud Afrax (Qayla-weyne) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun. Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ay gacan ka xaqdaran ku ...