Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

AKHRISO:-Senator C/raxman Faroole oo iska casilay Xubinimada Guddiga Wadajirka ee Dastuurka

Magaalada Muqdisho waxaa kulan ku yeeshay Xubnaha Aqalka sare,waxana inta uu kulanka socday halkaasi lagu Akhriyay Warqad iscasilaad ah oo uu soo gudbiyay Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole.

Warqadaan ayaa ku qornaa in Senator C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole,uu iskacasilay Xubinimada Guddiga wadajirka ee Dastuurka labada aqal oo uu ka mid ahaa.

Dhawaan ayaa waxaa Muqdisho lagu qabtay doorashada Guddoomiyaha Guddiga dastuurka labada Aqal,isaga oo kula tartamay Cabdi Qeybdiid oo xilkaan kaga guuleestay

Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi C/llaahi,ayaa Xildhibaanada Aqalka Sare ku wargeliyay in la buuxin doono booskii uu baneeyay Faroole,in kastoo xiliga Warqada la akrinayay uu Goobta ka maqnaa.

Guddigaan ayaa laga soo kala xulay mid 5 Xubnood oo ka kala socda labada Aqal ee uu ka kooban yahay Baarlamaanka Soomaaliya.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Abdalla says:

    inta ay dhiigyacab iyo qabqable dagaal ay ku jiraan barlamaanka somalia labadiisa aqal dalka iyo dadkaba sidaa ayuu bukaankaa haya ka boskoonmayaan ,dalka iyo dadka somaliyeed lugooyada ha laga daayo oo cidi aad soomagacaabaysaan waa in ay lug ku laheen jariimooyinkii dalka iyo dadka laga galay
    ma waxaa la waayay dad aan gacan ku dhiigle aheen ee barlamaanka ku jira inta gacan ku dhiigle la yaqaan loo dooranayo gudoomiyaha gudiga dastuurka waa sidi dhurwaa jawaari oo layiri ariga noo waardiyee oo bahalka ka celi.
    wabilaahi towfiiq.




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...