Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO SAWIRRO:-Waddo caan ah oo ku taal Muqdisho oo muddo dheer kadib maanta dib loo furey

Wasaarada Amniga gudaha iyo Maamulka gobolka Banaadir ayaa ku guuleestay in dib loo furo Wado muhiim ah oo kutaala magaalada Muqdisho, Wadadan oo sanadihii lasoo dhaafay u xirneed arimo dhinaca amaanka ah.

Wadada la furay ayaa ah mida hormarta Guriga Shaqaalaha iskuna xirta Laamiyada Maka Al Mukarama iyo kan Wadnaha, waxaana wadana dhawaan lagu sameeyay dib u dhis iyadoona la saaray laami cusub.

Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in dib u furirda wadadan ay tahay mid muhiim u ah shacabka oo dhib badan ku qabay, waxaana wadadan ay sahleysaa in mashqulkii badnaa ka yareeso laamiga Maka Al Mukarama.

Wasiirka Amniga Gudaha Maxamed Abuukar Islow iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed oo tagay wadadan la furayay ayaa shaaciyay in hada waxii ka dambeeya ay furan tahay wadadaasi ayna dadku isticmaali karaan.

Wadadan oo ah mid Muhiim ah tagtana Isgooska KPP ayaa waxa ay u xirneed mudo sanado ah Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo degan Gurriga Shaqaalaha, waxaana dib u furista wadadan soo dhaweeyay shacabka Muqdisho.











Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOP-DHAGEYSO:-Go’aanadii Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Weli Aan ka dhaqan Gelin Dekedda Muqdisho”
- Aug 21, 2017
Xili dhawaan Dowladda Soomaaliya ay shaacisay inay shaqada ka joojiyeen shirkado badan oo dowladda ...
TOP-DHAGEYSO:-Odayaasha Hawiye”Dowladii Shacabka Miyaa Dowlada ka Aamusan Dagaalka Beelaha iyo Dhiiga Daadanaya”
- Aug 21, 2017
dagaalada Beelaha u dhexeeya ayaa ku soo badanaya Gobolada Dalka waxaana arintaasi lagu dhaliilayaa ...
TOP-DHAGEYSO:-Waxgaradka Galgaduud”Dagaalka Xeraale Siyaasado Culus ayuu Salka ku ayaa Waana loo Caal Waayay”
- Aug 21, 2017
Waxaa dagan Xaaladda Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo maanta Dagaal Culus uu ...