Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DAAWO MUUQAAL:-Rabshado ka dhacay qaybo ka mid ah dalka Kenya Natiijadii Doorshada kadib

Qaybo ka mid ah dalka Kenya oo ay ku badan yihiin Mucaaradka uu hoggaamiyo Raila Odinga ayaa xalay waxaa ka dhacay Rabshado looga soo horjeedo guusha Madaxweyne Uhuru Kenyatta.

Waxaa ay rasaas xalay ka dhacaysey Xaafadaha Kibera iyo Mathare ee magaalada Nairobi iyo Xaafado kale ee saboolka ah.

Waxaa sidoo kale ay rabshahani ka dhaceen Magaalada ku taal galbeedka dalka Kenya ee lagu magacaabo Kisumu.

Boliiska Kenya ayaa dadkii rabshaha waday waxaa ay ku fureen sunta rasaasta ah ee dadka kaga ilmeysiiso.

Dhinaca kale, hay’adda Human Rights Watch ayaa booliska Kenya ugu baaqday inay is-xakameeyaan xiligan xasaasiga ah oo aanay awood u isticmaallin dadka dibadbaxyada sameynaya.

Human Rights Watch waxay sheegtay in dibadbaxyada dhacaya iyo rasaas xoog badan oo meelaha qaarkood laga soo sheegayo, ay muhiim u tahay ciidanka amniga inay xaaladda dajiyaan ee aanay uga sii darin rabshadaha.

Otsieno Namamaya oo ka tirsan Hey’adda Human Wach ayaa in aanay Boliisku dadka u isticmaalin Sunta dadka kaga ilmeysiiso iyo rasaas nool midna.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

MUQAAL:Farnsiiska oo baroor diiq u Sameyay Dadku ku dhintay Qaraxii Muqdisho ,iyadoona Taawarka ugu dher paris korantada laga Jaray si Bulshada Faransiiska loogu shego in ay jirto Baroor diiq
- Oct 17, 2017
Guud ahaan Waxa koranta wixii ka danbeyay 12 habenimo saqdhexe sacada yurub korantada laga jaray taawarka ...
Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...