Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:- C/raxmaan Cirro oo Shaaciyey Beesha uu noqon doono Wasiirka ugu horeeya ee uu magacaabi doono haddii uu Madaxweyne noqdo

Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu shaaciyey isaga oo ku sugan magaalada Laascaanood beesha uu noqon doono wasiirka ugu horeeya ee uu magacaabi doono hadii uu madaxweyne Noqdo .

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...
Dhagayso:- Kulan Wacyigalinta ka hortaga Masiibooyinka Dabiiciga oo Gaalkacyo lagu qabtay
- Oct 17, 2017
 Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa hay,ada Hadma ee Masiibooyinka u qaabilsan Puntland ...