Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Toos u Daawo Natiijada Doorashada Madaxweynaha ee Kenya

Gudiga doorashada kenya ayaa hada si toos ah ugu dhawaaqaya cida ku guulaysatay madaxweynaha kenya ka dib doorashadii dhacday maalintii talaada ahayd oo ku beenayd 8 bishan August

hoos ka daawo xarunta gudiga doorashada kenya ee bamas oo hada lagu dhawaaqayo natiijada

Gudoomiyaha IEBC ayaa shaacinaya  natiijada gobollada iyo sida ay u kala heleen musharrixiintii ku tartamay xilka madaxweynaha.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Ciidamada Dawladda Oo Sheegay Inay Burburiyeen Fariisamo Alshabaab Ku Lahaayeen Gobalka Gedo
- Feb 24, 2018
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax ...
Faahfaahin Ku Saabsan Dhawaaqa Rasaas Oo Laga Maqlay Magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayay nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ...
TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Cabdirsaaq Maxamuud Afrax (Qayla-weyne) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun. Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ay gacan ka xaqdaran ku ...