Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya oo Burburineysa Xarumaha Shirkadaha Ajaanibta ah ee ku yaala Hareeraha Garoonka Aadan-Cadde

Wasiirka Arimaha Dibadda Soomaaliya Yuusuf Garaad Cumar ayaa sheegay in Wasaaradiisu ay xiligan qorsheyneyso baaritaano ku aadan Shirkadaha iyo Shaqaalaha Ajaanibta ah ee ku sugan Muqdisho islamarkaana sisharcidaro ah uga Shaqesta.

Waxa uu soo hadal qaaday Wasiirku Xerada Xalane iyo Garoonka Aadan-Cadde Shaqaalaha Ajaanibta ah iyo shirkadaha sida Sharcidardaha ah uga Shaqeesto,islamarkaana dhismooyinka ku xeeran Garoonka Aadan Cadde aysan aheyn kuwo Sharci ah.

Sidoo kale waxa uu sheegay in ay jireen heshiisyo ay wasaarada Arrimaha Dibadda la gashay Qaramada Midoobay,balse ay jiraan shirkado kale oo sisharcidaro ah uga dhex Shaqesta Garoonka iyo Xerada Xalane.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

DHAGEYSO:-Barlamanka puntland oo walaac ka muujiyay arimaha xajka ee sanadkan
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha gudiga Cadalada iyo Arimaha dastuurka Baarlamanka Puntland Axmed jaamac Cabdulle iyo Gudoomiyaha gudiga ...
AKHRISO:-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xil ka Qaadis Sameeyay Gudoomiye Cusubna Magacaabay,
- Jul 15, 2018
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir Ahna duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow ayaa ...
MUUQAAL:-Wasiiradii Ugu Badnaa ee Puntland oo Gaadhey Duleedka Tukaraq
- Jul 15, 2018
Furimaha dagaalka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa gaadhay xubno katirsan golaha wasiirada dowladda ...