Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Garyaqaanka Guud ee Baarlamaanka Somaliland oo Shaaciyey Cidda Guddoomiyaha Baarlamaanka ah

Garyaqaanka guud ee Baarlamaanka Somaliland Mustafe Maxamed X.Daahir ayaa sheegay in go’aankii Baarlamaanka Somaliland ay gudoomiye ugu doorteen Baashe Maxamed Faarax aaney Maxkamad waxba kama bedeli karin.

Garyaqaanka ayaa si cad u qeexay in hay’addaha garsoorka (Maxkamaddaha) iyo sharci dejintu (Baarlamaan) ay kala madax bannaan yihiin, isla markaana mid walba go’aanka uu saaro uusan kan kale burin karin ama uusan fara gashan karin.

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...