Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

MUUQAAL:-Wasiir Faratoon oo Laascaanood ka sheegay Arin Puntland si weyn uga Carootay

Wasiirka Arimaha Gudaha ee maamulka Somaliland Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon ayaa magaalada Laascaanod wuxuu ka sheegay y in ay Madaxda Maamulka Puntland oo ay wada xidhiidheen Isku Afgarteen in aanay Carqaladayn inta Arimaha Doorashada Somaliland socoto.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

TOP-DHAGEYSO:-Go’aanadii Ra’iisul Wasaare Kheyre oo Weli Aan ka dhaqan Gelin Dekedda Muqdisho”
- Aug 21, 2017
Xili dhawaan Dowladda Soomaaliya ay shaacisay inay shaqada ka joojiyeen shirkado badan oo dowladda ...
TOP-DHAGEYSO:-Odayaasha Hawiye”Dowladii Shacabka Miyaa Dowlada ka Aamusan Dagaalka Beelaha iyo Dhiiga Daadanaya”
- Aug 21, 2017
dagaalada Beelaha u dhexeeya ayaa ku soo badanaya Gobolada Dalka waxaana arintaasi lagu dhaliilayaa ...
TOP-DHAGEYSO:-Waxgaradka Galgaduud”Dagaalka Xeraale Siyaasado Culus ayuu Salka ku ayaa Waana loo Caal Waayay”
- Aug 21, 2017
Waxaa dagan Xaaladda Degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud halkaasi oo maanta Dagaal Culus uu ...