Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

TOOS U DAAWO:-Natiijada Doorashada Kenya Oo Dhawaan Lagu Dhawaaqayo Iyo Rabshado Laga Cabsi Qabo Inay Dhacaan

Waxaa la filayaa in dhawaan lagu dhawaaqo Natiijada rasmiga ah Doorshada Madaxweyne ee dalka Kenya, taasoo aad looga cabsi qabo inay ka dhalato xiisad.

Madaxweynaha haatan talada haya ee Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa William Ruto ayaa la filayaa inay dhawaan gaaraan Xarunta lagu tirayo codadka doorashada ee lagu magacaabo Bomas ee magaalada Nairobi.

Mucaaradka Kenya ee hurmuudka u yahay Raila Odinga ayaa ganafka ku dhuftay Natiijo Hordhac oo lagu dhawaaqay, hase yeeshee Guddiga Doorshada ayaa ku adkeystey in wax walba ay u dhaceen si caddaalad ku dhisan.

Waxaa si weyn loo adkeeyay amaanka Xarunta looga dhawaaqayo doorshada, taasoo la geeyay ciidamo aad u badan, waxaana aad looga cabsi qabaa Natiijada Doorshada kadib inay dhacaan rabshado aad u weyn.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Ciidamada Dawladda Oo Sheegay Inay Burburiyeen Fariisamo Alshabaab Ku Lahaayeen Gobalka Gedo
- Feb 24, 2018
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax ...
Faahfaahin Ku Saabsan Dhawaaqa Rasaas Oo Laga Maqlay Magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayay nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ...
TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Cabdirsaaq Maxamuud Afrax (Qayla-weyne) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun. Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ay gacan ka xaqdaran ku ...