Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

SAWIRRO:-Shacabka iyo Maamulka Buulo-barde oo dib u furey Waddo Laammi ah oo u xirneyd Amisom

Shacabka iyo Maamulka Degmada Buulo Burte ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay Khamiistii si wadajira u furayn wado laami ah oo ku taala degmadaasi, ka dib in muddo ah oo Ciidanka Jabuuti ay u xirneyd.

Maamulka Degmada Buulo Burte iyo bulshada deegaanka oo Khamiistii olole nadaafadeed ka bilaabay degmadaasi, ayaa waxay sidoo kale ay dib u furayn wadadaasi.

Saraakiisha Ciidanka Militariga Jabuuti ee qaybta ka ah Xoogaga Nabad Ilaalinta Midowga Afrika, ayaa aqbalay in dib loo furo wadadaasi, ka dib baaq kaga yimid maamulka cusub ee degmada.

Cabdi Daahir Guure (Karoore), Gudoomiyaha Degmada Buulo Burte, ayaa waxaa uu sheegay inay doonayan in is bedelo ka sameeyan degmada, markii ugu horeysay muddo saddex sano ka badan.

Maamulka Buulo Burte iyo shacabka oo wada socda, ayaa hawlahoodii ugu horeeyay ee nadaafadeed ka sameeyay Xarunta Maxkamadda, Saldhiga Booliska iyo afaafka hore ee Masaajidka Bartamaha Degmada Buulo Burte ku yaala.

Gudoomiye Karoore, ayaa waxyaabaha loo soo magacaabay waxaa uu ku sheegay in dib loo furo wadooyinka xiran, Xarunta Maxkamadda, Saldhiga Booliska iyo in degmada loo sameeyo ciidan boolis ah.

Karoore, ayaa ku waramaya inaysan degmadu shaqayn karin, haddii aanay lahayn xarun maxkamadeed iyo saldhig boolis, oo aan shaqaynayn.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

AKHRISO:-Al-Shabaab Oo Gobolka Shabeellaha Hoose Ka Fuliyay Xukun Gacan Goys Ah
- Dec 14, 2017
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Kuunya Barroow ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxa ay ...
DAAWO SAWIRADA:-Mukhtaar Roobow oo gaaray Kismaayo & Madaxtooyada Jubbaland oo laga dajiyay
- Dec 14, 2017
Hogaamiye ku-xigeenkii hore ee al-Shabaab Sheekh Mukhtaar Roobow Cali ‘’Abuu Mansuur’’, ayaa gaaray magaalada ...
Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya oo Gaalkacyo ku wajahan+SABABTA
- Dec 14, 2017
Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya sarreeye Gaas Cabdiweli Jaamac Gorod iyo wafdi uu hogaaminayo ...