Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

President Farmaajo authorized a coordinated strike that killed a high-level al-Shabaab leader

H.E. Mohamed Abdullahi Mohamed (Farmajo), the President of the Federal Republic of Somalia authorized a coordinated operation with international partners near Shashweyne, outskirt of Benadir region that killed a high-level al-Shabaab leader.

This individual was part of an al-Shabaab terrorist network responsible for planning and executing several bombings and assassinations in Mogadishu that have killed innocent Somali citizens.

In the past two weeks, our brave Somali security forces have successfully disrupted multiple al-Shabaab tax stations and removed a key al-Shabaab governor, Ali Mohamed Hussein (Ali Jabal).

The President and his administration remain resolute in their commitment to eradicate al-Shabaab’s ability to conduct senseless acts of violence and crimes against the people of Somalia, its East African neighbors, and the international community.
END

 

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Eerible Faranfar says:

    Miskiin.

    Farmaajo wuxuu waayay hal shay uu qabtay intii uu jagada hayay. Markaasuu bilaabay
    inuu sheegto awlgallada ay Mareykanku fuliyaan iyagoo baacsanaya Al-Shabab.

    Macne-yare, fudeyd-badane, maan-gaab Farmaajow, ku faan wixii aad adigu qabatay.

    Dawladdaadii way ku fashilantay meel kasta.

    Hubkii waad ka dhigi weyday reer Muqdisho.
    Ammaankii waad sugi weyday. Berbera faraha ayey ka baxday oo bootadaadii waa beenowday.

    Askarigii toogtay wasiirka waad ku dhici weyday inaad tiirka geysid oo Habar Gidir baad ka baqday.

    Kuwii dilay sarkaalkii NISA ka tirsanaa, waxba waad ka qaban weyday oo Muddulood baad ka baqday.

    Dee runta iska qiro:

    1. Laangaab Farmaajo oo lagu kabay
    Laangaabyada Kheyre iyo Sanbaloolshe,
    waxba kuma toorra.

    Iyadoon aan weli gacan laguu qaadin,
    baadba baqdin u dhimatay e, maxaad
    fileysaa markii ay madaafiicda Samaale
    bilaabaan inay gadlaan.

    Alla jecliyaa marka ay muusikadaasu
    bilaabato.

    GAALKII ADEERKAA AHAA EE AFWEYNE XATAA BIL QURA WUU DAGAALLAMI WAAYAY MARKII LOO BANNAAN BAXAY. ISAGA IYO HABAR KHADIIJO
    WAA KUWII BAN IYO XAAR KA WAREEGAY
    MAALINTII 28-aad EE DAGAALKII XAMAR.

    HAWL MAREYKAN QABTAY HA SHEEGAN EE ADIGU MAXAAD QABATAY, SAAQIDYOHOW FULENNIMADA LA XANUUNSAN.




ad

Latest News

Daawo:Qaraxii Zoobe oo mideeyay Dhalinyarada Muqdisho & Waxa uu yahay Barnaamijka Gurmad?
- Oct 17, 2017
Barnaamijkan Gurmad Qaran, waa Barnaamij baaxad weyn oo ka soo bilowday koox dhalinyaro ah ...
Dowlada Qatar oo Qaraxii Muqdisho ku eedeysay Xulifada Sacuudiga & Imaaraadka una digay Madaxda DFS
- Oct 17, 2017
Wasiirka Arrimaha Dibadda Qatar Sheekh Mohammed bin Abdulrahman Al-Thani ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka aargoosanayaan ...
Dhagayso:- Kulan Wacyigalinta ka hortaga Masiibooyinka Dabiiciga oo Gaalkacyo lagu qabtay
- Oct 17, 2017
 Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa hay,ada Hadma ee Masiibooyinka u qaabilsan Puntland ...