Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Puntland oo Dagaal Xoogan la galayasa Burcad Badeeda

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay awood buuxda u leeyihiin inay burcad badeedda kula daggalamaan isla markaana ka ilaaliyaan xeebaha si aysan weerar ugu gaysan maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga.

Ciidankan ayaa isku diyaarinaya inay ilaaliyaan xeebaha kadib marka uu dhammaado xilliga bad xiranka oo ay haatan ka harsan tahay saddex toddobaad keliyaa, xilligaasi oo laga cabsi qabo inay doomaha budhcad badeeddu dib u galaan biyaha.

Taliyaha Ciidanka Badda Puntland ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Badda Puntland oo la Aas aasay Sanadii 2010,kii ay awood u leeyihiin la dagalanka Burcad Baddeeda Soomalida.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Ciidamada Dawladda Oo Sheegay Inay Burburiyeen Fariisamo Alshabaab Ku Lahaayeen Gobalka Gedo
- Feb 24, 2018
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax ...
Faahfaahin Ku Saabsan Dhawaaqa Rasaas Oo Laga Maqlay Magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayay nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ...
TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Cabdirsaaq Maxamuud Afrax (Qayla-weyne) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun. Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ay gacan ka xaqdaran ku ...