Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches! Photo of Byron Bay - one of Australia's best beaches!

DHAGEYSO:-Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey oo aaday safar dibada ah

Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Eng, Camey ayaa maanta aaday safar dibada ah, isagoo isla maanta ka dhoofay garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.

Camey ayaa kusii jeeda dalka Kenya, isagoo ugasii gudbidoona dalka Zambia oo wadan uu madaxweyne ku xigeenku ku leeyhay ganacsiyo kala duwan.

Waxaa kale oo Camey tagayaa dalka Jibuuti.

Hadalkaan ayuu Camey ka sheegay shir jaraaid oo uu Gaalkacyo ku qabtay isagoo ka hadlayay boqqasho uu ku tagay isbitaalka magaalada Gaalakcyo.

Loading...

Shabakada Saadaal Media Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail saadaalnews@gmail.com

Fadlan Fikirkaaga ha ahaado Mid Wax Dhisaya

Fikradaha Akhristayaasha (0)




ad

Latest News

Ciidamada Dawladda Oo Sheegay Inay Burburiyeen Fariisamo Alshabaab Ku Lahaayeen Gobalka Gedo
- Feb 24, 2018
Taliyaha Ururka 49 aad , guutada 10 aad ee Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Faarax ...
Faahfaahin Ku Saabsan Dhawaaqa Rasaas Oo Laga Maqlay Magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Dhawaqa rasaas ayaa laga maqlayay nawaaxiga Masaajidka Isbaheysiga Magaalada Muqdisho iyo agagaarka Xerada Dhagaxtuur ...
TACSI TIIRAANYO LEH:-Marxuum Cabdirsaaq Maxamuud Afrax (Qayla-weyne) oo ku geeriyooday magaalada Muqdisho
- Feb 23, 2018
Innaa lillaah wa innaa eleyhi raajacuun. Waxaa dhawaan magaalada Muqdisho ay gacan ka xaqdaran ku ...